Cilmiga muuqaalka dhulka

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(jool.) Barashada muuqaallaada dabiiciga ee dhulka, iyo xiriirka ka dhexeya muuqaalladaas iyo dhismaha jiooloojiyeed ee ka hooseeya.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cilmiga muuqaalka dhulka


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg