Cimilgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.

Cimilgal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; geli)

U c.: nafley si loo dago cimil ugu dhuumasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cimilgal

cimilgelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg