Cimri-badh-kaahfaleed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

(kiim.) Amminta ay ku qaadato in badhka bu'da kaahfal ku mataataxdo (N = 1/2 No); mataatax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cimri-badh-kaahfaleed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg