Cirbad-durid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Dawo ku mudid jirka ayadoo la isticmaalayo irbad iyo siriingi, sida badan dawada looga baqayo in ay jajabiso aasidhka caloosha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirbad-durid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg