Cirbadhiibsi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbadhiibsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirbadhiibsi ↴
cirbadhiibsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

