Cirbataag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbataagid.
Cirbataag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirbataag ↴
cirbataagid | cirbataagsad | cirbataagsasho | cirbataagsi | cirbataagso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg