Circaddaa

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Roob badan oo muddo dheer da'a; kolkuu roobku da'ayo oo daruuruhu iyagoo isku tirmay oo isu wada ekaaday cirka wada daboolaan oo jahooyinka la kala aqoon waayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga circaddaa


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg