Cirgaduud

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Labada waqti ee ay qorraxdu marna soo baxayso marna dhaceyso middood.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirgaduud

cirguduud |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg