Ciribbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Nafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciribbeel

ciribbeelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg