ciribgoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ooyay, -oysay)Wax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciribgoo ↴
ciribgoyn [m.f.dh]
eeg ciribgoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg