Ciridhiib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isku taagidda faraha lugaha iyaada oo cirbaha kor loo qaadaayo. ld cirbadhiib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciridhiib

cirbadhiib | cirbadhiibsasho | cirbadhiibso | ciridhiibsad | ciridhiibsasho | ciridhiibsi | ciridhiibso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg