Ciriirsamid-bilooro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Muruq bararka caloosha oo ciriiriya godka cunnadu marto marka ay gudbeyso xiidmaha. Cudurku wuxuu keenaa raagid cunno gudbid taas oo u sabab ah matag soo noq-noqda, mararka qaarkood cunno la cunay 24 saac ka hor; waxa kale oo la arkaa uur fuuriyo nuux-nuuxsi calooleed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciriirsamid-bilooro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg