Cirsoodhac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)(c.fal.) Cuf weyn oo dhadhaab ama macdan ah, kaas oo la mid ah shuhubka; cufkaas isaga oo weyn awgeed uguma burburo gibilka dhexdiisa boor ahaan, laakiin wuxuu soo gaaraa dhulka dushiisa. ld cirkasoodhac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirsoodhac ↴
cirkasoodhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg