Cisal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (-llo, m.dh) Xubnaha taranta labka ee dibiga, wanka, orgiga iwm. 2. Caws yaryar oo dhaqso u soo baxa marka roob ku da'o.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cisal ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

