Ciyow
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-wyo, m.dh)Shimbir gelinka hore ee habeenkii cida.
Ciyow
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:Si dhaqso ah, si degdeg ah. ld ciyoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciyow ↴
durba | ciyoon |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

