codso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax si xushmad iyo qaddarin leh u weyddiisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh codso

codsasho [m.f.dh]
eeg codso. ld codsad, codsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg