Cudur-goboleed
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(daaw.) Cudur sida badan ama sida joogto ah looga helo waddan ama gobol gaar ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cudur-goboleed ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

