Cuf-hawo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-faf-hawo, m.l)(c.cimi.) Hawo isku dabeecad ah oo ku gadaaman dhul door ah lana xadaysan mid kale oo ka duwan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuf-hawo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg