Cufnaanta tirada dadka

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Xaddiga tirada dadka ee ku nool gobol, tusaale ahaan: Awstiraaliya waxay leedahay xaddi tiro yar oo dad ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cufnaanta tirada dadka


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg