Cumaacun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-umo, m.l)

1. Calaacasha iyo dhudhunka meesha ay iska galaan oo jalaqleyda ah. 2. Cagta iyo kubka meesha ay iska galaan; anqaw. 3. Lafaha yaryar ee faraha iyo lugaha middood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cumaacun


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg