Cumur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

C. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. ld cumir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cumur

cufnaan | cumeyri | cumir | cumuri | dhataq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg