Cunaabi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)Kuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dumarku qoorta ku xirtaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunaabi ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

