Curcur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Meesha ay dhudhunka iyo calaacasha iska galaan. 2. Lafta dheer oo gacanta ee u dhexeysa suxulka iyo jalaqleyda.
Curcur
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ro, m.l/dh)Buur yar; kood; gunbur.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curcur ↴
curcuri | curcurin | curcuris | curcurrey | qoolley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg