Curis
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)1. (-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay. 2. (-syo, m.dh) Curiye kiimikaad. 3. ld curin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curis ↴
curcuris | curin | gudcuris |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

