Curyaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Qof labada lugood beelay. 2. Hawl socon waayday.


Curyaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Qof labada lugood beelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curyaan

raabiya | calaamo | curyaami | curyaamid | curyaanad | curyaannimo | curyaansan | curyaansanaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg