Cusko
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-kaday, -katay)1. Ul, derbi, geed iwm tabaryari awgeed miciinsasho. 2. Fikrad ama qodob sharci xigasho. 3. Eebbe miciin ka tuugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cusko ↴
cuskasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg