Cuun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Meel dhir badan oo jiq ah. 2. Dab, webi, bad iwm agtooda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuun

maacuun | daacuun | daacuun-calooleed | daacuuncaloolo | arbucuun | arbucuunaan | arbucuunaansho | arbucuunan | arbucuunid | arbucuunis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg