daabacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)1. Maro, wax dabac lagu qurxiyay ahaansho. 2. Qoraal, wax la madbacadeeyay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabacan ↴
daabacnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daabacan. ld daabacnaansho. daabacnaansho
mareeg-daabacan [m.dh]
(fiis.) Mareeg elektarooniko oo ka samaysan gudbiye, kuna daaban oogada xaashi-sallax ma gudbiye ah. Mareegaha noocani waxa beryahan aad loogu isticmaalaa qalabka elektaroonikada.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg