daaco
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda. 2. Dhul godan oo aan dhir lahayn.
daaco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-cday, -catay)ld daac². daac
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaco ↴
daac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn. 2. (f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco². daaco
idaaco [m.dh]
ld idaacad. idaacad
xagaldaaco [m.dh]
ld xagaldaacid.
araxdaaco [m.dh]
Deri.
dhabar-daaco [m.dh]
Godnaanta dhabarku ku yeesho dusha sare.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg