daacuf
(m.dh)Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daacuf ↴
daacufle [m.l]
Qof ama neef daacuf ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daacuf ↴
daacufle [m.l]
Qof ama neef daacuf ah.