Daaddihi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ilmo yar socod barid. 2. Wax si tartiib ah u wadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaddihi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg