Daadduumi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii. daadduunsii, daanduumi, daanduunsii
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daadduumi ↴
daadduumid | daadduumin | daadduunsii | daadduunsiin | daanduumi | daanduumid | daanduumin | daanduunsii | daanduunsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg