Daadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax meel ay ku jireen ka geddin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daadi

daadid | daadin | daadis | daadsan | eedaadid | idaadid | nabdaadid | adaadi | adaadixid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg