Daafkaddeeg
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. D. ah: qof xoolo lahaa oo cayroobay. 2. ld daafkaddeegid.
Daafkaddeeg
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Cayroobid qof xoolo lahaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daafkaddeeg ↴
daafkaddeegid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg