Daalalli
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Waaxda saddexaad ee degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta. 2. Roobka xilliga dayrta da'a. 3. Raar meydka looga sameeyo geedaha korkooda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daalalli ↴
libcas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg