Daani
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (m.u) Cayayaan aad u yaryar, badarka gala oo bolol ka dhiga; suus. 2. D. ah: beydari aad toogta u yaqaan.
Daani
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Nin aan la gafin toogta wax uu nishaabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daani ↴
unugga Daaniyal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

