Daawow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Wax cudur ka bogsaday noqosho. 2. Wax illaaway noqosho. ld dawow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daawow ↴
daawoobid | dawow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg