Daayeerad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Dheddiga daayeerka; saayo. ld daanyeerad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daayeerad

daanyeerad | garaadley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg