Daba-ka-eri
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Nooc ciyaarta turubka ka mid ah oo lagu ciyaaro afar turub oo isku jira, oo ay ciyaarto afar qof oo ay lababa isku jaal tahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daba-ka-eri ↴
baar |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

