Dabadheer
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabadheer ↴
dabadheeraan | dabadheeraansho | dabadheerow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg