Dabadhiig
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Calool xanuun halis ah, casiraad leh, shuban yar oo dhiig iyo axalo isugu jira oo dadka iyo xoolaha ku dhaca.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabadhiig ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

