Dabadhilif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.

Dabadhilif

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Barida idaha lafta yar ee dhuuban ee ay ku dhammaato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabadhilif

dabadhilifnimo | dabannashlee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg