Dabaduugato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cayayaan yaryar oo midab cad leh oo dhulka cammuudda ah inta dabada ku qota dhex gala.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaduugato


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg