Dabaggelis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Suun ama xarig xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan rarku hore ugu dhicin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaggelis

dabaggelisayn | dabaggelisee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg