Dabaggur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.

Dabaggur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto. 2. Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaggur

dabaggurid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg