Dabakafuul

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Wiil caawiya darawalka oo qaabilsan ilaalinta, nadiifinta iwm ee baabuurka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabakafuul


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg