Dabakakiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).

Dabakakiil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabakakiil

dabakakiilad | dabakakiilasho | dabakakiilid | dabakakiilo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg