Dabakar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto. 2. Cad maro ah.
Dabakar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Maro, cad maro kale ah ku tolid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabakar ↴
dabakarid | dabakarruub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg