Dabakeen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Wiil dadku sharaysto oo marka uu dhalanayo qaarka dambe soo hormariya.

Dabakeen

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Gabadh dadku sharaysto oo markay dhalanayso qaarka dambe soo hormariya.

Dabakeen

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Ilmo dhalanayo, qaarka dambe soo hormarin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabakeen

dabakeenid | dabakeennimo | maro-masaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg