Dabammaryo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Nooc legdenka ka mid ah oo qofka gadaal la isu dhaafiyo. 2. Khiyaano; dhagar. 3. ld dabammaryayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabammaryo

dabammaryayn | dabammaryee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg